Qiso wiil qurxoon iyo gabar xishood badan....2
Waxay noo maraysay Kulankoodi oo ku dhaamaday kulan ay gabadhu dareenkedi ay sheegan wayday.
waxay sidii ahaataba gabdhuna ay iskugu canaananaysay aragtii iyo kulankii ay ka faaidaysan wayday
ayaa niyadeeda waxa kuso dhacay inay raadi meesha uu dagan yahay wiilkan qurxoon oo ay ka jiifsan wayday waxay tagta malin walba suuqay ku kulmeen bal si aay u aragta asago meesha maraya hadii ay maalin aysan tagin waxay aamin saneed inuu dhafay jaanis ay ku kulmi kareen .
markay kasoo wareegatay labo week ah ayaay gabadha raacday gabdho saxiibaded ah oo ay aaden aroos ay gabadha sixiibted familygeeda lahaayen, markii ay arooska waqtiigisa soo dhamaday ayay gabadha bananka usoo baxday siay hawo meesha ugu qaadato waxay indhaheedu qabteen wiilki ay aragtidiisa subax walba ay suuqa uaadi jirtay indhaheduna ay u oonayen inay arkaan oo kaabada guri markaas kaso horjeeday fadhiya .
si farxad iyo ilin indhaheeda ka qubanaya iskugu jirta ayay ugu tagtay wiilki ayado markas xalada ay ku sugantahay aan ogeen waxayna hor istaagtay wiilki wajigiisa .
wiilki "walallo maxa kugu dhacay "
gabadha waxadba mooda inaysan maqleed hadalka wiilka .
wiilki ayaa soo istagay wuxuuna ku celcelinayay ma dhibbaa jira walalo ila hadal iyo erayo kale.
gabadha ayaa is garatay markas .ayado xishoonaysa ayay tiri maya walal dhib ma jiro niyadana wxay iska leedahay janiskan ha is dhaafin ee wax sheego .
gabadhii ayaa tiri wll ma wadada hadli karna hadadan mashquul ahayn .
haa dabcan soo fadhiiso ayuu wiilki ku jawabay .
gabadhii ayaa tiri ok ayadoo hadalka sii wadata ayay tiri ma xafdan aad hor fadhido ayaa dagan tahay.
haa abayo xafadan ayaa daganahay adigana ayuu yiri wiilki .
maya ani aroos ayaan soo racay ee wax maku waydiin kara ayay tiri gabadhi .
wiilki "Haa abayo iwaydii .
gabadhii "Xafada ma waalidka ayaa la dagantahay mise xaas ayaa ku joogta aboowe"
wiilki intuu dhoola cadeeyay ayuu ugu jawaabay nin xaasla ah sacan bananka ma fadhin laha asaga oo isku jawaabaya ayuu yiri dabcan maya xaaasle maahi.
gabadhii ayaa farxad qalbiga ah dareentay wayna iska ilaalinaysa inuu dareemo wiilka ay raadinaysay wax badan.
wiilki ayaa suaal waydiiyay asago ku yiri abayo waa marki labaad aan kulmeyno hadanan qaldaneen.
Haa ayay ugu jawabtay horay ayaan ukulanay .
sax ayuu yiri malintas xitaa saaid aya ii firinaysay ee ma qofba igu soo xasuusata ayuu yir wiilki.
Wuu sii socon doona ee nagu soo taxan .
Leave a Comment