Qiso wiil qurxoon iyo gabar xishood badan....3

 Waxay noo maraysay "sax ayuu yiri malintas xitaa saaid aya ii firinaysay  ee ma qofba igu soo xasuusata ayuu yir wiilki."



waxay ku jawabtay maya ee adiga ayaa marka ku arko saas noqda 

wiilki oo dhoola cadeenaya ayaa yiri waa igu kaftamaysa ma ani ayaa marka i aragtid saas noqota.

haa ayay ugu jawabtay tan iyo marka ku arkay waxan isku arkay inaan ka fakarayo kuu xiisayo oo waliba inaan ku raadin jiray .

wiilki ayaa yiri maxa iigu sheegi wayday kulankeeni hore .

waxay ku jawabtay waa ka xishooday mana awoodin inaa wax kuu sheegto

wuxu ku yiri ok hadaba soo adiga ii sheegaya ?

waxay ugu jawaabtay cawa fursadan u haysto inaa kula sheekaysto dib u heli maayo waana sababta aan ugu dhiiraday inan kugu sheego wax walba oo qalbigayga ku jira.

gabadhii oo hadalka sii wadata ayaa tiri waxan jeclan lahaa inan xirir samayno oo aad numberkga ii qorto.

ok ayuu ugu jawaabay .

number kala qorasho kadib waxa soo dhmaaday kulankoodi waxaana laga soo dareeray hall ka arooska 

gabadha oo sii jeclanaysay la sii jooga wiilka ayaaa tiri bye wan sii baxa saxiibaday aya isuga .

haye abaayo ayuu ugu jawaabay .

Habeenkas kulankoodi xagas ayuu kuso idlaaday.


marki subaxdii dambe lagaaray ayay wacday numberki ay kaso qoratay wiilka ,

wiilki ayaa ka qabtay .

way isku sheegtay cabaar ay wada hadlayeen ayay waxay ku kala tageen qosol iyo farxad taaso umuuuqata inay is fahmeen.


Waxa noo hartay qaybtii ugu dambeysay siaad noola soco allow fariimaha websiteka.


No comments

Powered by Blogger.