qof muslim ah dhiig gaal malagu shubi karaa jawaab....

Dhiig in laga shubo qof gaal ah laguna shubo qod muslim ah ma banaantahay?

haa sababtuna waa weeye dhiigu makala laha gaal iyo muslim dhiiga sida culumada isku raacsantahay waa nijaaso labada dhiigba .
 Dhiig in lagu shubo qof ayaa culumadu isku qilaafsanyihiin, culumadu waxay ubadanyihiin inay banantahay waliba ay waajibayso.

Video Ga uu sheikhu ku sharxayo hoos ayuu yaala




No comments

Powered by Blogger.